Magaceygu waa Ahmed. Waxaa ahay ganacsade, YouTuber iyo Qof Crypto aad kala sheekesankarto.
Kuso biir bahda aqristayaasha oo gaaraya 1000+
By submitting this form, you’ll be signed up to my free newsletter,
You can opt-out at any time with no hard feelings Here’s our privacy policy if you like reading.
Baro waxa uu yahay suuqa crypto iyo sida u shaqeeyo bilaw ilaa heer sare.
Wax ka baro hababka kala duwan lacag uga sameeyn kartid suuqa crypto
Baro sidaa loo dhiso Portfolio xoogan oo guuleesata marar badan
Baro sida lacag looga sameeyo Internet oo xalaal ah.
Explore All Content →
Tan iyo yaraantaydii, waxaan xiisayn jiray tignoolajiyada, iyo fursadaha aan dhammaadka lahayn ee internetka. 2020 Xiligii coronaha wax waliba ayaa isbadalay halkaasne waxaan ka bilawday Safarkayga online businesska, sidii fursadaha Internet aan uga faa,iidensan laga ee ka mid yihiin suuqyada crypto, forex, iyo ganacsiga online-ka. Intii aan ku jiray, waxaan ogaaday inaan jecelahay inaan dadka la wadaago aqoonta iyo xeeladaha aan barto, si aan u caawiyo inay helaan xorriyadda dhaqaale iyo maskax guuleed.
Sannadka 2025, waxaan go’aansaday inaan si buuxda isugu huro – inaan duubo oo aan la wadaago safarkayga ah dhisidda nidaamyo kala duwan, oo ay ku jirto systemka SuperAccounts, taas oo wax ka beddeli doonta habka ay ganacsiyada yaryar u xafidaan xisaabaadkooda. Waxaan kula wadaagaa khibradeyda iyo casharrada aan ka bartay Online business Dhanka YouTube iyo TikTok, si aan u dhiirrigeliyo dhalinyarta dooneyso inay wax kafahma gacasiga online-ka, dhisida ganacsi guuleysta iyo xirfadihii aad adeegsan laheed.
Waa safar waali ah – laga soo bilaabo shaqooyinka ganacsiga, ilaa bilaabidda shirkado aan lahayn wax ka badan hal fikrad iyo kombiyuutar, ilaa dhisidda dhagaystayaal la wadaaga himiladayda. Hal ujeeddo ayaa i haya: Inaan dhiirrigeliyo, wax baro, oo aan caddeeyo in qof walba uu dhisi karo nolol leh ujeeddo, xorriyad, iyo saameyn – isagoo ka bilaabaya halka uu maanta joogo.
Kuso biir bahda aqristayaasha oo gaaraya 1000+
By submitting this form, you’ll be signed up to my free newsletter, which sometimes includes mentions of my books, apps and courses. You can opt-out at any time with no hard feelings Here’s our privacy policy if you like reading.